Tafsiirka Quraanka - Sh. Axmed Maxamuud (Axmed Yare)
Minhaaj Annawaawi - Sh. Cabdullaahi Sh Nuur
Mukhtasar Ibnu Abi Jamrah - Sh. Bashiir Maxamuud Maxamed
Sharxu Sunnah lil Muzani - Sh. Bashiir Maxamuud Maxamed
Sharx Matni Al-Shaadhibiyah (Af-Carabi) - Sh. Cabdi Rashiid Sh. Cali Suufi
At-Thari Ala Thulathiyaad Al-Fadfari - Sh. Shariif Dhawiil
Kashfu Shubuhaat - Sh. Nuur Cali Jamac

Sh. Nuur Cali Jamac

Sh markaan weesaysto kadib aan rabo inaan jinaabo iska maydho xubinka taranka mala maydhayaa mise istijaduu ku eg yahay? Sh. Nuur Cali Jamac
Quraansaarka iyo isku daaweenta dhirta, Mala aadi karaa xarumahaas ayadoo lacag lagu qaadanaayo quraan saarida? Sh. Nuur Cali Jamac
Qofka haduu u istaago salaada, isagoo weyso qaad la'aan ah salaadaas ansax miyaa? Sh. Nuur Cali Jamac
Gabar aan ka zineestay ma guursan karaa, fadlan iigasoo jawaba? Sh. Nuur Cali Jamac
Waxaa Jooga Abaheey oo 92 Sano Jira ah, Iyo Hooyo oo 84 Jirta, aadna u Tabar yar Ma ka soo Xjinkaraa? Sh. Nuur Cali Jamac
waxaan ahay nin dhalinyaro ah, waxaan daawadaa kubada cagta diintu maxee kaqabtaa. mida kale hadeysan waqtiga salaada kaa tagsiineenin iyadana diintu maxeey kaqabtaa? Sh. Nuur Cali Jamac
Su aasheyda waxay tahay waxaa laygu lahaay hal bil oo soon ah. waxaan ahay qof qaan gaar ah. bisha laygu leeyahay waxaan ka soomay 10 maalin, waxaana igu haray 20 maalin, sideen ku gudi karaa maxaase layga baahan yahay ? Sh. Nuur Cali Jamac
ku qabatay iyo qadar alle waa laqaataa, guurna masoo marin, naagaha jirkooda iibsada ayaa si kadis ah xumaan igu hogaamisay ana walaahi kutala gal uma sameenin irintaas.... Sh. Nuur Cali Jamac
Ilmaha la isku abuuro diintu ma ogoshahay, iyada oo nin iyo naag is qaba yihiin dadka sameynaaya.? Sh. Nuur Cali Jamac
Lacag aan dad deymiyay ma aniga ayaa bixinaaya zakada, mase qofka iga qaba lacagta? Sh. Nuur Cali Jamac
Qofka inta weeso qaata, kadib qubeesta isaga oo taabanaaya farjigiisa, weesadu ma u dhowrantahay mase waa ka buratay ? Sh. Nuur Cali Jamac
saliga nebiga, maleysku tufikaraa sida quraanka, dadkase maku tufikaraa? Sh. Nuur Cali Jamac
waxaan ahay arday, barata caafimaadka, waxaan gacanteyda ku sawiraa sawiro, sida qof sii jeedo iyo qof soo jeedo, maxey dhibeysaa mase soo galayaa waciidki Sh. Nuur Cali Jamac
qofkii qof si kas ah u dilo diyo hadii laga qaado naarta miyuu gali maalinta qiyaame Sh. Nuur Cali Jamac
sideen kusiyaadi karaa iimaankeyga? Sh. Nuur Cali Jamac
Sheekh hooyaday iyo aabahay hadii ay is fahmi waayaan, oo khilafkoodu iyo is qabsigoodu bato, oo uu joogto noqdo, ma kala kaxayn karaa? Sh. Nuur Cali Jamac
Kashfu Shubuhaat Sh. Nuur Cali Jamac
Usuulu Sitah Sh. Nuur Cali Jamac
Alfiyatu Ibnu Maalik Sh. Nuur Cali Jamac
Nadwo ku saabsan axkaamta dumarka Sh. Axmed Imaam, Sh. Axmed Maxamuud (Axmed Yare), Sh. Nuur Cali Jamac
Taysiirul-Wusuul ilaa Qawaacidil-Usuul Sh. Nuur Cali Jamac
Tashiilul Wusuul Sh. Nuur Cali Jamac
Sharxul Qadru Nadaa Sh. Nuur Cali Jamac
Macnaha labada Shahaado Sh. Nuur Cali Jamac
Dardaaran Guud Sh. Nuur Cali Jamac